Gabar Somali ah oo Shaqo Boolis Ka Bilowday Mareykanka

23

Gabadhii ugu horeysay ee Somali ah ayaa shalay si rasmi ah loo siiyay kaarka Booliska gobolka Minnessota dalkan Mareykanka, iyadoo ka mid noqoneysa 7 qof oo Somali ah boolis ah oo gobolka ka howlgala.

Qadra  Maxamed, oo 22 jir ah ayaa waxaa bishii March ee sanadkan shaqaaleysiiyay, qeybta booliska ee Magaalada  St. Paul ee gobolkaasi, laakiin haatan ayey si rasmi ah ugu biir

Khadra MaxamedKhadra Maxamed

​tay, qeybta booliska ee Metro-transit Police loo yaqaan oo ka howgalaya magaalooyinka mataanaha ee St. paul iyo Minneapolis oo ay ku noolyihiin Somalida ugu badan Mareykanka.

Khadra ayaa loo ogolaaday inay shaqadeeda gudato iyadoo weliba xiran xijaab.

Waxaana arintan ay ku soo beegmeysaa,  iyadoo dhawaan  Ismahan Isse, oo ah gabar somaliyeed oo 29 sana jir ah oo ka soo baxday akaemiyada booliska  magaalada Kolombus ee gobolka Ohaio ay isaga hartay, damaceedii ahaa inay boolis noqoto, iyadoo u sababeysay in siyaasadaha booliska gobolka aaney ogoleyn in xijaab ay ku shaqeyso.

Wariyeheenna Maxamed Mascadde ayaa Magaalada Minneapolis kula kulmay Qadra Maxamud iyo Waxiid Axmed Siraaj oo isna darajada Saajin ka gaaray booliska gobolka, waxuuna ugu horeyn qadra weydiiyay sida ay ugu suuragashay inay booliska ku biirto.

Source   VOA
Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s