Democracy and human rights, Dimoqraadiyada iyo xaquuqda aadanaha ,

Qiimaha    xoriyada qofka  iyo tixgelinta xaquuqda aadanuhu waxay ka mid yihiin   mabaadiida    in la tixgeliyo mudan   xaquuqda aadanuhu  waa aasaaska  xoriyada ,maamulka  iyo hogaanka  jilicsan   waxay kamid yihiin   waxyaabaha ka horiyimaada lidkana ku ah  dimoqraadiyada iyo xaquuqda aadanaha

Waxaa ka dhexeeya dimoqraadiyada  iyo xaquuqda aadanaha xariir  xaquuqda aadanuhu waxay dhowrtaa   dhamaan dadka sida  kuwa laga tirada badan yahay minorities sida  kuwa curyaamiinta ah disabilities, indigenous peoples (dadka dhulka loogu yimid  ee dhiban)

Xaquuqda aadanahu waa mid qofkastaa xaq uleeyahay  in ladhawro xaquuqdiisa   loona sinaado  iyada oo la tix gelinaya xaquuqda shacab iyo tan siyaasaded ee qofkaasi leeyahay   aana lagu xadgudbayn waxyaabaha ugu muhiimsan  ee dimoqraadiyada waxaa kamida

1 –          Freedom    of association  ( xoriyada ururada)

dadku  waxay si xor ah u samaysan karaan  ururo u hadla xaquuqdooda aasaasiga ah qofkas taana waxaa uu si xor ah ugeli karaa  ururka uu doono iyada o o aan lagu faqooqayn  midabkiisa ,diintiisa iyo  mabdaiisa

2–     Freedom of expression   ( in qof ku sixora  u hadlo una dhiibto figradiisa)

qofku waxaa uu si xor ah u dhiiban karaa   aragtidiisa   waana in aan lagu faqooqin laguna dhibaa tayn waxaa mudan in la caawiyo  dumarka udoodaya xaquuqdooda   una  halgamaya  xaquuqdooda aasaasiga ah

As  freedom house says  ,Support the right of every individual to be free

Tacadiya    lagula kaco dumarku   waa mid maalin kasta sii kordhaysa waxay  aad uga badan tahay  tacadiyada lagu la kaco  raga  waxaana  ka mida  tacadiyadaas   caga juglayn  intimidation, assaults,torture , rape  ETC

Sowora waxay taageerisa  in si dhab ah loo ilaaliyo dimoqraadiyada iyo xaquuqda aadanaha

Abdikani  Hassan .

Human rights activist

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

One Response to Democracy and human rights, Dimoqraadiyada iyo xaquuqda aadanaha ,

  1. jumma says:

    You are most stupid person on the earth , you are dead
    you completely crossed the red line
    why did you posted you blog oct 29 .2014 an exclusive interview abdisaid abdi ismail with sabahionline.com
    we are tracing and watching very closely your stupidity idea we know you support his book call ( Death Penalty for Apostasy Not Justifiable in Islam – Somali Scholar) that is why you posted his interview your days are numbered hang your self before we catch you

    very clear you know some clerics called for the book to be banned and burned most Somali bookstores in Eastleigh stopped selling it
    you will regret

    Discipline

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s