The cruel hands of alshabaab, Gacmaha naxiista daran ee alshabaab

Waxaa iska cad in dadka soomaaliyeed dhibaato badani kasoo gaartay gacmaha naxariista Daran ee alshabaab  bal aan dib ufiirino  ilaa  dhamaadkii  bishii  9aad falalkii naxariis darada Ahaa   ee ay sameeyeen  tusaale   for example

Waxay magaalada baraawe ee koonfurta soomaaliya   kutaala 26.09.2014  dhagax ku Dileen haweeney kadib markii max kamad ay samaysteen  ku riday xukun dil ah

Alshabab militants stoned a women  to death in the southern town of Barawe   somalia  on Friday 26.09.2014  after a court they had set up declared her guilty of adultery

Kooxdan ku caan baxaday falalka  naxariis darada ah waxay dhibaato joogto ah ku hayaan dadka kunool   meelaha ay ka taliyaan dadka ku nool kuwaas oo falal kooda guracan ay ka soo  gaarto  wax yaabo lid ku ah  xaquuqda aadanaha   sida  kufisi  ( rape) ,guurka qasabka ah( early and  force marriage)   iyo wax barashada oo loodiido    gabdhaha  (denying   girls    education) dadka ay maxkamada saaraan   cid meteshaa oo xaquuqdooda u doodaa ma jirto

A another  example ,tusaale kale  22.10.2014 alshabaab waxay  dhagax ku dileen   wiil Dhalin yaro ah oo  18 sano jir ah kadib markii ay ku soo eedeeyeen  inuu kufsaday  Haweeney si xoog ah qorina ku qabtay  gobolka shabeelaha hoose    taasoo dadeedu   ahayd   28 sano jir  hadaba   su aasha is waydiinta lihi waxay tahay   goormay  dhamaan doontaa   Gacanta  naxariis darada ah  ee alshabaab    look  below  picture

Somalia’s al Shabaab says stones man to death for rape

qqqqqqqqqq

Dumarka iyo gabdhu waa inay fahmaan  indoor muhiima ay ku leeyihiin sidii loo la dagaala mi lahaa  ladagaalanka alshabaab

Women and girls must   understand they could play big role in fighting  al shabaab  extremist

Waxay sowora  rajaynisaa   inuu yimid    waqtigii  dhamadaka    al shabab

Time  has  come to  unite  eliminating  extremist  ideology

Abdikani  Hassan

Human rights Activist

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

4 Responses to The cruel hands of alshabaab, Gacmaha naxiista daran ee alshabaab

  1. HANAFF says:

    NO MATTER HOE LONG IT WILL TAKE , WE WILL CATCH YOUR HEAD SOON YOU ARE AGAINST OUR WILL , GO TO HELL

  2. osmann says:

    Hang your self you pay heavy price of your ill fated propaganda

  3. John says:

    you can run but not hide do what ever you like , oppose our ideology but will remind you your days are counted ,we know you misled many women and girls about what you call women rights whom like your blog but that will finish soon

  4. ahmedali says:

    waxaad ku caan baxaday mari habaabin gabdhaheena iyo inaad sawiradooda ku muujiso your crayz bolg , we hate you we are against your crayz idea
    go to bed and sleep like women day time you are most cowrd man , fulay fulay

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s