Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda Haweenka, Xildhibaanada iyo Ururada Bulshada Rayidka

28

Kulan wadatashi iyo xog is weeydaarsi dhexmaray Wasiiradda Haweenka,  Xildhibaanada iyo Ururada Bulshada Rayidka   oo lagu gorfeeyay  Xuquuqda Haweenka  oo  ay soo qabanqaabisay Hey’adda  Horumarinta Haweenka ee IIDA   oo  lagu qabtay Hotel Naasa Hablood 2  Magaalada Muqdisho.

53

Kulankaan wadatashiga oo looga hadlayay sidii si mideeysan oo wadajir loogu ololeeyn lahaa  Xuquuqaha Haweenka ka maqan dhinac walba, ka qeybgalka siyaasadda, dhaqaalaha, waxbarashada,caafimaadka iyo arrimaha bulshada.

Ayadoo laga ambaqaadaayo caqabadihii is hortaagay xuquuqda haweenka Soomaaliyeed sannadkii 2012 roadmapkii Kampala Accord iyo kuwii ka horeeyayba in dhamaan caqabadahaasi ay u sabab ahaayeen in aysan haysanin Haweenka wax qoraal ah oo ay ku dacwo iyo dagaal gali karaan oo ugu qoran Dastuurka,ololaha Haweenka wuxuu ku xadidnaa wax aan qoraal lahayn oo sharci ahayn oo afka iyo waan ku siiyay ah,haddaba ayadoo taas laga ambaqaadayo wadatashigan wuxuu ahaa sidee Dastuurka loogu dari karaa qoraal cad oo qeexaya Xuquuqda Haweenka ay ku leeyihiin masiirka Ummadda Soomaaliyeed, si taas loo helo  waxaa laysku afgartay  in si wadajir loogu qareemo ayadoo ay iska kaashan  doonaan  Wasiirada Haweenka iyo Horumarinta Xuquuqda Aadanaha,Gabdhaha Xildhibaanada ee ku jira Baarlamaanka, Ragga jecel Horumarka Haweenka Soomaaliyeed ee Xildhibaanada ah iyo Ururada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed.

 

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s