kooxda argagixisa ah ee Boko Xaram oo markale gabdho afduubtay

bbbbbbbbbbbb

Kooxda Boko Xaram ayaa lagu soo waramayaa in ay 20 gabdhood ay ka qafaasheen waqooyiga wadanka Nigeria

Kooxdan ayaa la sheegay in ay gacanta ku dhigeen gabdho gaaraya 20 iyo  sadex wiil oo dhalinyaro ah iyagoo u watay meel aan la aqoon, afduubkan ayaa ka dhacay duleedka magaalada Chipok, goobtaasi oo ah meel ay kooxda Boko Xaram 15kii April ka qafaasheen gabdho ka badan 270, kuwaasi oo weli aan lasoo siideyn.

Dad goob joogayaal ah ayaa sheegay in raga afduubka geystay ay ku labisnaayeen dareeska ciidamada isla markaana gawaari basas ah ku kaxeysteen gabdhaha ay afduubteen.

Ururada    argagixisada  ee  boko xaram   iyo  alshabaab    waa in  dunidu meel uga  soo wada jeedsataa  sidii    loo  baa bin lahaa   loonna joojin  lahaa  inata aanay faafin   falalka guracan  ee  ay ku dhaqmayaan   ma ahan  in  la ogolaado   ,lana  dawado falalkan    isdaba Jooga  ah   ee khariban ee  aad iyo aad  uga  soo horjeeda  xaquuqda  aadanaha   Human rights

Abdikani    Hassan

Human rights  Activist

Nairobi

 

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s