Ciidamada AMISOM iyo kuwa maamulka Jubba oo soo badbaadiyey Ganacsato ay afduubteen al-Shabaab

b

Howlgal ay si wadajir ah ku fuliyeen Ciidamada Midowga Afrika ee AMISOM iyo kuwa maamulka Jubba ayay si wadajir ah kusoo furteen ganacsato ay qafaasheen maleeshiyo ka tirsan al-Shabaab.

Sida lagu sheegay qoraal kasoo baxay Xafiiska Danjiraha Midowga Afrika ee Soomaliya, Mahamat Salah Anadhif, ilaa 30 rag iyo dumar oo ka ganacsada qaadka ayaa la afduubtay xilli ay kusoo jeedeen Kismaayo.

Maleeshiyada al-Shabaab ayaa inta kadib ula jiheystay degmada Jilib, balse waxaa ka daba tegay oo ku guuleystay in ay soo badbaadiyeen Ciidamada AMISOM iyo kuwa Jubba.

Danjiraha Midowga Afrika ayaa bogaadiyey howlgalka, isagoo cambaareeyay falka ay ku kaceen al-Shabaab.

 

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s