Waa in meel looga soo wada jeestaa kahortaga iyo wacyi gelinta guurka gabdhaha yar yar iyo guurka qasabka ah labadaba

Waxaa   beryahan danbe  aad usoo kordhaya      siibaha  meelahay Xooga dadka  ku haystaan iyo caga juglaynta  (      ururka   alshabaab    )  inay Gabadha yar yar  ee aan qaan gaarin    guursadaan kuwa kalana     ku qasbaan guur aanay  raali ka ahayn ,    hadii ay diidaadaana ay soo foodsaariso gabdhahaas    in ladilo   iyaka  iyo  waalidkoodba     Arintani waxay kasoo horjeedaa  xeerarka caalimiga  ah     iyo xaquuda bani aadamka     waana in laysu wada taago  sidii    arinta  looga hortegilahaa     loona canbaarayn lahaa    umaddana  loo tusi lahaa  xadgudubkaas baahsan

?????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????????

Dhibaatooyinka kadhalan kara guurka qasabka ahi way badan yihiin     haday noqon lahayd   xag caafimaad iyo  mid nafsiyan ah ba, waxaa kaloo badanaa  dhacda      gabdhaha yar yar    oo ka yar dada   18 sano     marka   laguurasdo      inay  isku   dhintaan  intay  uurka leyihiin   ama markay dhalaanba

sowora    waxay aad iyo aad  u canbaaraynisaa     uguna   baaqaysaa dhamaan umada soomaaliyeed    in   siwada jira loogu istaago sidii  looga hortegi lahaa  dhamaan  falalka   lidka ku ah  shaqaaqada     dumarka  , haday noqon lahayd       kufsiga,  gudniinka   fircooninga ah, garaacida iyo     guurka qasabka  ah  iyo  weliba   guursiga laguursanayo   gabdhaha   yar yar e dadoodu   udhaxayso  14 sano-  17 sano  sanadihii   lasoo dhaafay   iyo  sanakaniba   waxay ahaayeen     kuwo ku adag   dumarka soomalida    siiba meelahay   ka taliyaan    ururka   alshabaab    ,

Waa in gabdhaha  wax labaraa    loona  wada istaagaa sidii      loo dhiri gelin lahaa   wax barasha gabdha     waana in lasiiyaa  fursada    wax baraasho ee ay helaan    wiilashu   mid lamida  gabdhahaa     ,

waxaan ku jiraa  hada  16ka maalmood  ee dunidu   u aqoonsatay    in laga hortago shaqaaqada    ama tacadiyada  dhanka  ka ah      dumarka aduunka       laga soobilaabo   25  November-10 decembar  sandad kasta

Sowora is supporting a violence free life  for somali   women and girls

Abdikani  hassan ,  human rights Activist  and founder of  Sowora

Advertisements
This entry was posted in Uncategorized. Bookmark the permalink.

One Response to Waa in meel looga soo wada jeestaa kahortaga iyo wacyi gelinta guurka gabdhaha yar yar iyo guurka qasabka ah labadaba

  1. amina says:

    mahadsnid waxaad tahay nin xaquuqdeena u dooda .kuwa wax matarayaasha iska ilaali dhibkooda way kunecebyiin

Leave a Reply

Fill in your details below or click an icon to log in:

WordPress.com Logo

You are commenting using your WordPress.com account. Log Out / Change )

Twitter picture

You are commenting using your Twitter account. Log Out / Change )

Facebook photo

You are commenting using your Facebook account. Log Out / Change )

Google+ photo

You are commenting using your Google+ account. Log Out / Change )

Connecting to %s