Monthly Archives: September 2013

Malala Yousefzai inspires girls’ education activists in Somalia

The speech of 16-year-old Pakistani activist Malala Yousafzai at the United Nations this month has served as an inspiration for the fight for women’s rights and girls’ education in Somalia.   Last October, Yousafzai nearly died when Pakistani Taliban gunmen shot her in … Continue reading

Posted in Uncategorized | Leave a comment

Olole ku saabsan ka qayb galka Haweenka dhanka doorashooyinka oo si xawli ah uga socda Garoowe

 Maalmihi ugu dambeeyey waxaa Magaalada Garoowe ka socday Kulamo is daba joog ah kuwaasi oo looga hadlayay sida ugu fudud oo Haweenka Puntland ay doorashooyinka Golaha deegaanka uga qayb gali lahaayeen ugana heli lahaayeen xaqooda ayaa waxaa sii xigay kulan … Continue reading

Posted in Uncategorized | Tagged , , , , | Leave a comment

HALA GUURSADO HABLAHA KA SOO JEEDA BEELAHA DULMAN

Dood xiiso badan oo ku saabsan xaqiraadda, yasidda, quursiga ama takoorka bani’aadanimada ka baxsan ee loo geysto dadka ka soo jeeda beelaha dulman ayaa hareysay meel lagu shaaho oo aan joogay, waxaana halkaas fikradahooda toosin ka soo jeedinayay aqoonyahanno Soomaaliyeed oo … Continue reading

Posted in Uncategorized | Tagged , , , | Leave a comment

Mashruuc ku saabsan yareynta Gudniinka Fircnooniga ah oo lagu daah-furey Jaamacadda PSU

Ururka Kaalo ayaa waxa uu shir ku qabtey Jaamacadda PSU ee Garoowe kaas oo lagu daah-furey Mashruuc ballaaran oo la doonayo in lagu yareyo Gudniinka Fircooniga ah, waxaana ka soo qeybgaley masuuliyiin ay ka mid yihiin Agaasimaha Guud ee Wasaaradda … Continue reading

Posted in Uncategorized | Tagged , , , | Leave a comment

Tababar ku Saabsan sida Haweenku ay isaga Difaaci karaan Kufsiga oo lagu soo Gabagabeeyay Magaalada Muqdisho

 Tababar ku saabsanaa sida ay haweenku isaga difaaci karaan kufsiga oo maanta lagu soo gabagabeeyay xarunta AMISOM ee magaalada Muqdisho, iyadoo ay ka faa’iideysteen 20 haween ah oo ka kala socday gobollada Shabeellada Hoose, Banaadir iyo Shabeellada dhexe. Qabashada tababarkan … Continue reading

Posted in Uncategorized | Tagged , , | Leave a comment

Leyla Qanyare oo ku guuleysatay abaalmarinta qofka ugu muhiimsan sanadka 2013 dalka Switzerland

Leyla Qanyare oo ah hooyo Soomaaliyeed oo ku nool dalka Switzerland ayaa ku guuleysatay abaalmarinta “Difaacista xaquuqda aadanaha iyo xorriyadda ee 2013” taas oo ay bixiso hey’adda Freiheit und Menschenrechte ee dalka Switzerland.   Abaalmarintan oo mid caalami ah ayaa … Continue reading

Posted in Uncategorized | Tagged , , , | Leave a comment